Ciidanka xoogga dalka oo howlgal dhan ah Khawaarijta ka Sameeyay degmada Qoryooley

0
Thursday July 20, 2023 - 20:22:50 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo howlgal dhan ah Khawaarijta ka Sameeyay degmada Qoryooley

    Howlgal qorshaysan oo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo kaashanayey dadka deegaanka ka sameeyeen degmada Qoryooley waxaa ay ku wareejiyeen bar-control oo ay lacago baad ah khawaarijta uga qaadayeen shacabka ku safarka ah waddooyinka isku xirah qa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorshaysan oo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo kaashanayey dadka deegaanka ka sameeyeen degmada Qoryooley waxaa ay ku wareejiyeen bar-control oo ay lacago baad ah khawaarijta uga qaadayeen shacabka ku safarka ah waddooyinka isku xirah qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellada hoose.

Howlgalkaan ayaa intii u socday waxaa lagu qaarjiyay labo maleeshiyadka Khawarijta ka tirsanaa sidoo kalena waxaa lagu soo afjaray haraadiga maleeshiyadii goobta ku sugneyd.

Ciidanka ayaa burburayey goobtii khawaarijta ay dadka uga qaadayeen lacagaha baada ah sida uu warbaahinta Qarnka u sheegay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip