Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay 15o dhagaeqabe.

0
Thursday July 20, 2023 - 20:20:37 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay 15o dhagaeqabe.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay kasameeyeen degaanada Gal-libaax iyo Al-furaat iyo dhulka howdka ah ee u dhexeeyo gobolada Shabeelaha dhexe iyo Galguduud iyo degaanada ku xeeran ayay ku dileen 150 dhagarqabe & lix Amiir oo uu k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay kasameeyeen degaanada Gal-libaax iyo Al-furaat iyo dhulka howdka ah ee u dhexeeyo gobolada Shabeelaha dhexe iyo Galguduud iyo degaanada ku xeeran ayay ku dileen 150 dhagarqabe & lix Amiir oo uu kujiro horjooge Daahir Calasoow sida uu warbaahinta Ciidamadda Qalabka sida u xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Generaal Axmed Aadan Cali.
Howlgalka oo saaka aroornimadii bilaawday ayay ciidanka Xds jab xoog leh ku gaarsiiyee n argagexisada waxayna kuburburiyeen meelihii gabaadka ay ka dhiganayeen khawaarijta


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip