Taliyaha Ciidanka dhulka xds oo gaaray Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud

0
Monday July 17, 2023 - 19:48:59 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka dhulka xds oo gaaray Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud

    Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka General Axmed Aadan Cali ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo Fariinsin u ah Cutubyo Ka tirsan Ciidanka xoogga dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka General Axmed Aadan Cali ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo Fariinsin u ah Cutubyo Ka tirsan Ciidanka xoogga dalka.

Taliyaha ayaa kormeeray fariisimaha ciidanka isagoo halkaas kula kulmay saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka xoogga waxaana uu ka dhagaystay warbixino la xidhiidha xaaladda ay ku sugan yihiin ciidanka iyo howlgallada Khawaarijta lagu sifeynayo.

Taliyaha ayaa Ciidanka ku ammaanay guulihii ay ka gaadheen howlgaladii ugu dambeeyey ee lagu xasuuqay khawaarijta waxana u sheegay in ay u diyaar garooban wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka khawaarijta.

 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip