Ciidamada Xoogga Dalka oo dilay 20 dhagarqabe oo ka tirsan khawaarijta

0
Monday July 17, 2023 - 19:20:23 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xoogga Dalka oo dilay 20 dhagarqabe oo ka tirsan khawaarijta

    Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaliyeed ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay sameeyeen waxay cagta ku mariyeen goobo ay gabaad ka dhiganayeen kooxda khawaariijta oo ku yaala dhulka howdka ah ee hoos yimada deegaanka budbud ee gobolka Galgadu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaliyeed ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay sameeyeen waxay cagta ku mariyeen goobo ay gabaad ka dhiganayeen kooxda khawaariijta oo ku yaala dhulka howdka ah ee hoos yimada deegaanka budbud ee gobolka Galgaduud.

Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminayay taliyaha guutada16-aad ee kumaandooska danab G/Dhexe Axmed Cabdullahi Nuur Beeryare, Ciidamada ayaa intii howlgalku socday kalkaasi ku dilay in ka badan 20 dhagarqabe oo katirsanayaa naflacaariga khawaarijta, iyaga oo ka ka saaray dhulka howdka ah ee hoos yimaada deegaanka budbud oo ay ku dhuumaaleysanayeen.

Taliyaha ayaa sheegay iney sii wadi doonaan baacsiga kooxadaan khawaariijta ee alshabab oo ku haray meel yar oo howd ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip