Ciidanka Xds oo howlgal qorsheysan ku burburiyey goobo khawaarijtu ku kaydsan jireen sunta qaraxyada iyo saanad ciidan

0
Saturday July 15, 2023 - 20:28:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xds oo howlgal qorsheysan ku burburiyey goobo khawaarijtu ku kaydsan jireen sunta qaraxyada iyo saanad ciidan

    Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud.

Taliyaha Guutada 16-aad ciidanka kumaandooska Danab XDS G/Dhexe Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in howlgalkan lagu burburiyay goobo ay ku kaydsan jireen khawaaeijtu sunta iyo alaadaha kale ee ay khawaarijta ka sameeyan walxaha qarxa iyo goob kale oo ku kaydsadaan hubka.

taliyaha ayaa tilmaamay in howlgalka khawaarijta looga dilay ku dhawaad 20 dhagarqabe oo ay kujiraan horjoogayaal.



Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada qaar kamid gobollada dalka, iyagoo khaarajiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, waxaana dhawaan lagu wadaa in uu bilowda wajiga labaad ee dagaalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip