Ciidanka Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo caawa jab xoogan u geystay khawaarijta

0
Thursday July 13, 2023 - 20:30:18 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo caawa jab xoogan u geystay khawaarijta

    Ciidanka Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahayd duleedka deegaanka Weelmaaro ee gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay ku dileen ilaa 17 dhagar qabe oo ka tirsan Khawaarijta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahayd duleedka deegaanka Weelmaaro ee gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay ku dileen ilaa 17 dhagar qabe oo ka tirsan Khawaarijta.

Tiro Maleyshiyo ah oo dhawaan kasoo qalinjabiyey dugsi isqarxinta lagu baro dhallinyarada Cadowgu qalday oo ku yaala deegaanka Caanoole ee duleedka Degmada Bu’aale ayaa howlgalka lagu beegsaday waxaana halkaas lagu gaarsiiyay khasaare xooggan.

Saraakiisha ciidanka ayaa noo xaqiijiyay in Khawaarijta llagu laayey howlgalka caawa ay u badnaayeen ajaanib ku soo gardarootay dalkeena.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip