Shacabka magaalada Xagar oo si diiran u soo dhaweeyey ciidamada qalabka sida

0
Monday July 10, 2023 - 17:49:10 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka magaalada Xagar oo si diiran u soo dhaweeyey ciidamada qalabka sida

    Shacabka magaalada Xagar ayaa si diiran soo dhaweeyay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland , kuwaasi oo goob fagaare ah isugu soo baxay, iyagoo muujiyey sida ugu faraxsanyihiin guusha ay ciidamada qalabka sida soo hooyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka magaalada Xagar ayaa si diiran soo dhaweeyay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland , kuwaasi oo goob fagaare ah isugu soo baxay, iyagoo muujiyey sida ugu faraxsanyihiin guusha ay ciidamada qalabka sida soo hooyeen.

Saraakiisha Ciidanka ayaa Shacabka Xagar kula hadlay Bartamaha Magaalada waxaana ay uga Mahadceliyeen sida diiran ee ay usoo dhaweeyeen iyagoo usoo jeediyay inay ciidanka kala shaqeeyaan ciribtirka Khawaarijta.

Ciidamada ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Xagar ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ka mid goobaha ay Khawaarijtu muddo dheer shacabka ku dhibaateyneysay, waxaana ay ciidamada ku guda jiraan howlgalka khawaarijta dalka looga xoreynayo.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip