Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka sameyay gobolka Shabeellaha Hoose

0
Friday July 07, 2023 - 21:27:08 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka sameyay gobolka Shabeellaha Hoose

    Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo fadhigooda yahay Deegaanka Danoow gaar ahaan Ururkeda 26-aad gutada 6-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen degaannadda Kabtaank,waagade iyo Sadax buundo, oo Hoostaga Degmada Qoryooleey ee gobol

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo fadhigooda yahay Deegaanka Danoow gaar ahaan Ururkeda 26-aad gutada 6-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen degaannadda Kabtaank,waagade iyo Sadax buundo, oo Hoostaga Degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose,waxaa ay ku fashiliyeen dhagar ay cadowga Khawaarijta la damacsanaayeen shacabka.

Howlgalka ayaa ciidanka waxay gacanta ku soo dhigeen labo qoro oo ay wateen labo nin oo ka tirsana maleeshiyad lagu dilay degaannadaas.

Laba xidigale Cali Aadan Cusmaan Suul nuug oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa Mid qorsheysan oo lagu baacsanayo haraadiga Khawaarijta isla markaana lagu soo saaray Miinooyin ay khawaarijta ku Aaseen wadooyinka ay isticmaalaan dadka Shacabka ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip