Ciidanka Kumaandooska XdsDanab oo howlgallo ka fuliyay degaanno ka tirsan Jubbada Hoose

0
Friday July 07, 2023 - 21:20:46 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska XdsDanab oo howlgallo ka fuliyay degaanno ka tirsan Jubbada Hoose

    Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo kuwa daraawiishta jubaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay 120 KM oo ah inta u dhexeeysa Degmooyinka Afmadow iyo Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo kuwa daraawiishta jubaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay 120 KM oo ah inta u dhexeeysa Degmooyinka Afmadow iyo Kismaayo.

Howlgalka ayaa waxaa sameeyay Ururka5-aad guutada 16-aad kumaandooska Xds danab, howlgalkan ayaa waxaa lagu bur buriyay saldhigyo waawayn oo ay lahaayen kooxaha Khawaarijta ah, sidoo kale waxaa la qarxiyay dhowr miino oo ay doonayeen in ay ku dhibaateen dadka shacabka ah ee wadooyinka isticmaala.
Howlgalka ayaa waxaa qayb ka ahaa Ciidanka Nabadsugida Jubaland iyo Daraawiishta.


Degaanada ay ciidamada ku baacsadeen Kooxaha Khawaarijta ah ee fariisimaha u aha waxa kamid ah Qalawlaha, Falaqaay, Reebaay, Fantooley, Harboole, Qumbi, Miidow, Shuufa, Habeedley, Cag libaax iyo deegaano kale dhamaantood waxa ay fariisimo u ahaa khawaarijta.
Taliyaha ururka 5-aad guutada 16-aad kumaandooska xds danab Col.Carab Dheeg ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in lagu guulay ujeedka Howlgalka oo ahaa burburinta meelaha gabaadka u ahaa khawaarijta.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip