wasiika Gaashaandhigga Xfs oo askar katirsan Ciidanka Xds tababar ugu soo xiray dalka Uganda

0
Friday June 30, 2023 - 21:20:05 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wasiika Gaashaandhigga Xfs oo askar katirsan Ciidanka Xds tababar ugu soo xiray dalka Uganda

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa tababar ugu soo xiray dalka Uganda ilaa 3,000 askari oo xoogga dalka ka tirsan, kuwaas oo lagu tababaray dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa tababar ugu soo xiray dalka Uganda ilaa 3,000 askari oo xoogga dalka ka tirsan, kuwaas oo lagu tababaray dalkaasi.
Ciidanka ayaa soo bandhigay dhoolatus ku aadan xirfadooda sare ee ciidanimo, Waxaana munaasabadda tababarka lagu soo xiray kala qeyb galay Taliye ku-xiggeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Taliayaha ciidanka Ugaandha & Wasiirka gaashaandhigga Uganda.









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip