Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Lugta oo ciidanka xoogga kula ciiday degaanka Janaale

0
Wednesday June 28, 2023 - 19:39:31 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Lugta oo ciidanka xoogga kula ciiday degaanka Janaale

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga dalka Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali ayaa deegaanka Janaale kula ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga dalka Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali ayaa deegaanka Janaale kula ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

Wasiir Cabduqaadir oo ciidamada xoogga dalka gaar ahaan guutada 14ka October la hadlayay ayaa ku booriyay inay dardargeliyaan howlgallada dalka looga xoreynayo argagixisada Al-shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga dalka Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali ayaa xusay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirto sidii ay munaasabadda Ciidul Adxa ula qaadan lahaayeen geesiyaasha Qaranka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip