Taliyaha Ciidanka Xds oo kulan laqaatay Saraakiisha Hoggaanada Taliska Guud.

0
Sunday June 25, 2023 - 17:54:51 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xds oo kulan laqaatay Saraakiisha Hoggaanada Taliska Guud.

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow oo uu wehlinayey Taliye Xigeenka CXDS Sarreeyo Guuto Cabaas Amiin Cali ayaa Kulan Is Barasho iyo Is Xog wareysi la qaatay Saraakiisha Hogaanadda Taliska Guud ee Ci

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow oo uu wehlinayey Taliye Xigeenka CXDS Sarreeyo Guuto Cabaas Amiin Cali ayaa Kulan Is Barasho iyo Is Xog wareysi la qaatay Saraakiisha Hogaanadda Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa saraakiisha Hoogganada Taliska Guud ee Xoogga Dalka kula dardaarmay inay dardargeliyaan shaqada ay Qaranka u hayaan.












Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip