Wasaaradda amniga gudaha iyo ciidamada amaanka oo yeeshay kulan looga hadlay adkeynta amniga guud ee Caasimadda

0
Sunday June 25, 2023 - 17:45:24 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda amniga gudaha iyo ciidamada amaanka oo yeeshay kulan looga hadlay adkeynta amniga guud ee Caasimadda

    Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cali Doodishe oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Taliye Xigeenka CiidankaBoliiska, Sareeye Guuto. Cusmaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cali Doodishe oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Taliye Xigeenka CiidankaBoliiska, Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Mudane. Yuusuf Cali, Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Col. Macalin Mahadi iyo Saraakisha Howlgalka Ciiltire, ayaa kulan oo looga arinsanayo Sugida Amniga iyo Xasiloonidda Caasimada iyo Nawaaxigeeda ku yeeshay xarunta Wasaradda Amniga Gudaga JFS.

Inta uu kulanka socday ayaa la xog wareystay Saraakiisha hoggaamiinaysa howlgalka Ciiltire sidii loo adkeyn lahaa amaanka guud ee Caasimada gaar ahaan inta lagu guda jiro maalmaha Ciida iyo Munasabadda Asbuuca Xuriyadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip