Taliyaha Ciidanka Booliiska oo guddoomiyay shir looga hadlayay sugida amniga ee toddobaadka Xorriyadda iyo maalmaha Ciida

0
Sunday June 25, 2023 - 17:42:07 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Booliiska oo guddoomiyay shir looga hadlayay sugida amniga ee toddobaadka Xorriyadda iyo maalmaha Ciida

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Ciidanka Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), ayaa maanta shir guddoomiyay shir sugida Amniga iyo Xasiloonidda dadweynaha gaar ahaan Maalmaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Ciidanka Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), ayaa maanta shir guddoomiyay shir sugida Amniga iyo Xasiloonidda dadweynaha gaar ahaan Maalmaha Ciida iyo Asbuuca Xuriyadda.

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo leh mas’uuliyada koowaad ee sugida amniga iyo Xasiloonida dadweynaha ayaa wada dadaalo lagu xaqiijinayo.

Kulanka ayaa sidoo kale looga arrinsaday sida bulshaddu uga qeyb qaadan karaan xasiloonida caasimadda ee munaasabadaha isa saaran ee xorriyadda iyo Ciidda Adxa.

"Dadweynaha ku dhaqan Caamismada iyo Nawaaxigeeda, cidii aragta wax amniga lid ku ah fadlan la xariir numberka gaaban ee Gurmad 991” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay shirka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip