Ciidanka Danab oo in kabadan 10 ka tirsan Khawaarijta ku dilay howlgal qorsheysan.

0
Tuesday June 20, 2023 - 18:57:54 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Danab oo in kabadan 10 ka tirsan Khawaarijta ku dilay howlgal qorsheysan.

    Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab oo xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey goob ay gabaad ka dhiganayeen xubno ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa dilay ugu yaraan 13 dhagarqabe, howlgalkaas ayaa ka dhacay duleedka tuulo lagu m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab oo xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey goob ay gabaad ka dhiganayeen xubno ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa dilay ugu yaraan 13 dhagarqabe, howlgalkaas ayaa ka dhacay duleedka tuulo lagu magacaabo Yaaqdabayl oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Sidoo kale ciidanku waxay howlgalkaas Khawaarijta uga soo furteen hub culus, sida uu Warbaahinta  Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay taliyaha guutada 16-aad ee ciidanka Danab Gaashaable dhexe Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare.

Taliyaha ayaa xusay inay joogteeynayaan howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip