Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka oo howlgal ay kasameeyeen degaano katirsan gobolka Hiiraan ku bur-buriyay meelihii ay ku dhuumaaleeysanayeen khawaarijta.

0
Monday April 17, 2023 - 15:32:04 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka oo howlgal ay kasameeyeen degaano katirsan gobolka Hiiraan ku bur-buriyay meelihii ay ku dhuumaaleeysanayeen khawaarijta.

    Howlgal qorsheysan oo Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-gor ay ka sameeyeen degaano dhaca Jiinka Wabiga oo ay kamid yihiin Xarar-tiir, Garasyaani, Baareey, Baladul-Amiin ee gobolka Hiiraan ayey ku bur-buriyeen meelihii gabaadka ay k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheysan oo Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-gor ay ka sameeyeen degaano dhaca Jiinka Wabiga oo ay kamid yihiin Xarar-tiir, Garasyaani, Baareey, Baladul-Amiin ee gobolka Hiiraan ayey ku bur-buriyeen meelihii gabaadka ay ka dhiganayeen khawaarijta.
Taliyaha Ururka 6-aad guutada 16-aad ee kumaandooska Xds Danab Dhamme Axmed Salaad ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay inay khawaarijta kasaareen gododka ay ku dhuumaaleeysanayeen oo kuyaala tuulooyin dhanaca Jiinka wabiga.











Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip