https://sonna.so/so/ciidanka-xoogga-oo-bur-buriyay-fariisimo-ay-khawaarijtu-si-dhuumaaleysi-ah-u-imaan-jirtay-ee-katirsan-hiiraan/#:~:text=Wararka-,Ciidanka%20xoogga%20oo%20bur%2Dburiyay%20fariisimo%20ay%20khawaarijtu%20si%20dhuumaaleysi%20ah%20u%20imaan%20jirtay%20ee%20katirsan%20Hiiraan,-By

0
Monday April 17, 2023 - 15:25:36 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    https://sonna.so/so/ciidanka-xoogga-oo-bur-buriyay-fariisimo-ay-khawaarijtu-si-dhuumaaleysi-ah-u-imaan-jirtay-ee-katirsan-hiiraan/#:~:text=Wararka-,Ciidanka%20xoogga%20oo%20bur%2Dburiyay%20fariisimo%20ay%20khawaarijtu%20si%20dhuumaaleysi%20ah%20u%20imaan%20jirtay%20ee%20katirsan%20Hiiraan,-By

    Cidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka41aad gutada 5naad Qeybta-27aad iyo ciidanka degaanka ayaa howlgal waxa ay saakay ka sameyeen inta u dhaxeeyso degaannada Buuloburde ilaa Halgan ee jiinka wabiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka41aad gutada 5naad Qeybta-27aad iyo ciidanka degaanka ayaa howlgal waxa ay saakay ka sameyeen inta u dhaxeeyso degaannada Buuloburde ilaa Halgan ee jiinka wabiga.

Holgalka ayaa waxa hoggaminay taliyaha ururka41-aad gutada 5-aad Qeybta27-aad Xuseen Xasan Hoorow qeybna uu ka ahay korneel Cabdinasir Cali Cabdi waxana ay ciidamada ay cagta mariyeen degaanno dhowr ah oo kamid ahayeen Berayabal iyo jicibow oo ay khawarijta Al-shabab si dhumaaleysi ah ku imaan jireen

Ciidanka ayaa burburiyey fariisimo ay Khawaarijtu si dhuumaaleysi ah ku imaan jireen, waxaana dhamaan deegaanadii ay tageen ciidanku isaga cararay Khawaarijtii joogtay, sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalka.

Ciidamda xoogga dalka iyo kuwa degaanka aya degaanno dhaca koonfurta goblka Hiiraan waxa ay ka wadaan howlgallo looga sifeeynayo haraadiga kooxda khawaarijta,waxana ciidmaada ay la wareegeen degaanno ay fariisimo ku lahayeen khawaarijta




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip