Ciidanka xoogga oo ku dhawaad 10 dhagar qabe ku dilay degaanka janaale.

0
Saturday April 15, 2023 - 20:42:36 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga oo ku dhawaad 10 dhagar qabe ku dilay degaanka janaale.

    Ciidanka XDS Gaar Ahaan Guutada 14 October ayaa ay 9 maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta Al-shabaab ku dilay inta udhexeeysa degaanka Janaale iyo tuulada Buufoow bacaad ee gobolka Shabeelaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka XDS Gaar Ahaan Guutada 14 October ayaa ay 9 maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta Al-shabaab ku dilay inta udhexeeysa degaanka Janaale iyo tuulada Buufoow bacaad ee gobolka Shabeelaha hoose.

Taliyaha Ciidanka XDS Jeneraal Odawa Yusuf Rage ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in ciidanku ay jab xoogan gaarsiiyeen islamarkaasna ka dileen dhagarqabayaashan.




 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip