Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay degaanka Budbud ee gobolka Galgaduud

0
Saturday April 15, 2023 - 20:33:37 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay degaanka Budbud ee gobolka Galgaduud

    Ururka 4aad Guutada 16aad kumaan dooska Danab iyo guutada 4aad qeeybta 27 aad ee xooga dalka oo kaashanaya ciidamada dib uxereeynta Degaanka ayaa maanta maleeshiyaadka aragagexesada al-shabaab kala wareegay degaanka budbud ee hoostaga degmada gacad e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka 4aad Guutada 16aad kumaan dooska Danab iyo guutada 4aad qeeybta 27 aad ee xooga dalka oo kaashanaya ciidamada dib uxereeynta Degaanka ayaa maanta maleeshiyaadka aragagexesada al-shabaab kala wareegay degaanka budbud ee hoostaga degmada gacad ee katirsan gobalka galagaduud.
Taliye kuxigeenka guutada 16-aad ee kumaandooska Xds ee danab G/le Ceydaruus ayaa sheegay degaanka inuu yahay mid balaaran oo dad badan ay kunoolyihiin.
 
Degaankan ayaa kamid ahaa deganada ay kudhuumaaleey sanayeen maleshada gabalkooda sii dhacaya ee argagixisada al-shabaab.



Shacabka kudhaqan degaanka bud bud ayaa sheegay inay dhibaatooyin ay ugeeysan jireen maleeshiyada aragagexesada alshabaab.
Waxana ay maanta soo dhaweeyeen ciidanka xooga dalka somaliyed ee kasaaray maleeshiyada aragagexesada alshabaab deegaanka bud,bud



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip