Ciidamada Danab oo la wareegay deegaanno cusub oo ka tirsan Gaal-gaduud

0
Friday April 14, 2023 - 20:55:58 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Danab oo la wareegay deegaanno cusub oo ka tirsan Gaal-gaduud

    Ciidanka Kumaandooska XDS ee Danab ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab kala wareegay goobo cusub iyo difaacyo ay ku lahaayeen deegaanada Geryaale, iyo Ceel-juqoow, uu dhaca gobolka Gaal-guduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska XDS ee Danab ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab kala wareegay goobo cusub iyo difaacyo ay ku lahaayeen deegaanada Geryaale, iyo Ceel-juqoow, uu dhaca gobolka Gaal-guduud.

Majirin wax iska caabin ah oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay kala kulmeen la wareegista deegaanadaasi cusub iyo difaacyada Khawaarijta Al-shabaab,gaar ahaan goobo gabbaad ah oo isugu jiray godad iyo dhul howd ah.

Taliyaha ururka 4-aad guutada 16-aad ee kumaandooska XDS ee Danab Laba xidigle Cabdulaahi Mustaf ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in khawaarijta ay ka nadiifiyeen god kasta iyo geed kasta oo ay gabaad kadhigan jireen.

Xilligaan waxaa socda howlgallo dheeraad ah oo lagu baacsanaayo kooxaha khawaarijta,waxaana warku intaa ku daray in goobohii lala wareegay lagu sameeyay baaritaanno qeyb ka ah xasilita halkaasi.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip