Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Galcad lawareegay.

0
Friday April 07, 2023 - 10:38:33 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Galcad lawareegay.

    Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab iyo Gorgor ayaa maanta lawareegay Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud ee Bartamaha Soomaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab iyo Gorgor ayaa maanta lawareegay Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud ee Bartamaha Soomaliya.
Ciidanka ayaa dhoowr jiha kagalay magalada Galacad , Waxayna  kusameeyeen baaritaano si looxaqiijiyo Amniga Degmada ,
sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed , Gen:Odawaa Yuusuf Raage .

Maleeshiyaadka khawaarijta ayaa isaga caray Degmada Galcad ee Gobolka Galguduud Maadaama ay ubabac dhigi waayeen awooda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip