Shirka golaha wasiirada dowladda FS oo lagu ansixiyey sharciga nidaaminta gaadiidka Mooto Bajaajta

0
Thursday March 30, 2023 - 22:32:40 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka golaha wasiirada dowladda FS oo lagu ansixiyey sharciga nidaaminta gaadiidka Mooto Bajaajta

    Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mootooyinka Bajaajta oo dhawaan ay horgeyeen guddiga gaadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mootooyinka Bajaajta oo dhawaan ay horgeyeen guddiga gaadiidka Bajaajta daraasada xal loogu halayo amniga iyo nabad galyada daraawalada Bajaajta,
Qaraarka oo ka kooban shan qodob ayaa waxaa maanta ansixiyay golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya .
Qaraarka ayaa waxaa faahfaahiyay Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Jimcaale.
Halkaa hoose ka daawo muuqaalka Afhayeenka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip