Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay nin ku eedeeysan dil ka dhacay Garasbaaley

0
Thursday March 30, 2023 - 22:18:52 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay nin ku eedeeysan dil ka dhacay Garasbaaley

    Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa maanta gacanta kusoo dhigay nin shalay dil arxan darro ahaa ka geystay masjid ku yaal deegaanka Garasbaaley ee duleedka maagaaladda Muqdisho,Eedaysanaha ayaa dilka u adeegsaday baangad u ku dilay Imaam masaaji

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa maanta gacanta kusoo dhigay nin shalay dil arxan darro ahaa ka geystay masjid ku yaal deegaanka Garasbaaley ee duleedka maagaaladda Muqdisho,Eedaysanaha ayaa dilka u adeegsaday baangad u ku dilay Imaam masaajidka waxaana la sheegay in uu masaajidkana uu moddo joogay inta usan dilka geysan ka hore.

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Mukhtaar Cali Xuseen ayaa loo heystaa dilka marxuum Macallin Ibraahim Cabdi oo Imaam ka ahaa masjidka uu dilka ka dhacay, ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Warta nabadda ayaa saaka gacanta ku soo dhigay nin ku Eedeeysan in uu dil ugaystay imaamka iyo wiil dhallinyaro ah oo isaguna ahaa mu’adinkii masjidka oo isna u dhaawac ka soo gaaray islaa falkaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip