Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka Booliiska faray adkeynta Amiga guud ee dalka

0
Saturday February 18, 2023 - 20:08:52 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka Booliiska faray adkeynta Amiga guud ee dalka

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha, Saldhigyada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Fadhiyada Madaxa Bannaan ee Ciidanka Booliska S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha, Saldhigyada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Fadhiyada Madaxa Bannaan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayey adkaynta amniga guud ee Dalka iyo si gaar ah amniga caasimadda Muqdisho.

Taliyaha ayaa Saraakhiisa Ciidanka Booliska faray in si weyn looga hortago falalka liddiga ku ah amniga, lagana feejignaado dhagaraha ay Khawaarijta arxanlaaweyaasha ahi u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale na la labo jibbaaro dadaallada lagu sugayo amniga caasimadda Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip