Howlgallo Ammaanka lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Hiiraan

0
Sunday July 19, 2015 - 10:59:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgallo Ammaanka lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Hiiraan

    Howllgalo lagu xaqiijinaya Ammaanka ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, iyadoo saraakiisha Howlgalladaasi Hogaaminayay ay ka warbixiyeen halka ay wax marayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howllgalo lagu xaqiijinaya Ammaanka ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, iyadoo saraakiisha Howlgalladaasi Hogaaminayay ay ka warbixiyeen halka ay wax marayaan.
Labo xidigle Maxamed Muumin Cilmi ayaa sheegay in Howlgalladaas Ammaanka lagu Adkeeynayay ciidanka Dowladda ay ka sameeyeen Deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan gaar ahaa degmada maxaas ee Gobolkaas


"wali waxaan waddnaa Howlgalladii adkaynta ammaanka kaasoo ay sameynayaa ciidammadda xoogga dalka iyo Kuwa AMISOM hadda aan kula hadlaayo ciidanku waxa ay joogaan tuulo la yiraahdo Wabxo oo kala barta galgaduud iyo hiiraan qorshahana waa inaan Bacsannaa kooxda Alshabaab” ayuu yiri Labo Xidigle Maxamed Muumin.

Dhanka kale Labo xidigle Maxamed Muumin ayaa sheegay in Ciidanka Dowladda oo kaashanaaya kuwa AMISIOM ay sii wadi doonaa Howlgallada lagu baacsanayo kooxda Alshabaab isla markaana ciidanku ay isku diyaarinayaan in ay kooxda Alshabaab  ka saaraan deegaannada ay uga sugan yihiin Soodinta kala qaybisa Gobollada Galgaduud iyo Hiiraan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip