ciidanka xooga dalka oo howlgalo ka wada degmada baardheere ee gobolka gedo

0
Sunday July 19, 2015 - 09:38:40 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ciidanka xooga dalka oo howlgalo ka wada degmada baardheere ee gobolka gedo

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

. Ciidamada xooga dalka soomaliya ayaa howlgalo waxa ay ka wadaan degaano hoos yimaada degmada baardheere ee gobolka gedo iyadoona ay  ciidanka kaabiga u saaran yihiin degmada  baardheere oo ay maleyshiyaadka ugus ay ku dhibaateyn jireen shacabka soomaliyeed,

saraakiisha ciidanka xooga dalka oo la hadlay radio muqdisho codka ciidanka ayaa ka war bixiyay howlgaladaan ka dhanka ah maleyshiyadka ugus ee ku dhuumaaleysana dhulka howdka ah saraakiisha ciidanka ayaa shegay inta ay ciidanka howlgalka ay wadeen ku khaajiyen rag ka tirsan maleyshiyaadka ugus kuwada kalane lagu dhawacay iyadoona hub laga qabtay dhagar qabayaasha ay ku dhibaateyn jireen,


dhame jaamac muuse oo ah afayenka ciidanka xooga dalka ayaa ka war bixiyay howlgalada ka socda gobolka gedo waxa uu shegay in ay ku sii daba joogaan farxadka nabad diidk ugus waxa uu intaa ku daray in howlgalkaan ay qeyb ka qaadaneyn shacabka deegaanada howlgalku ka socday ciidankana ay si rasmi ah xogta ugu so gudbiyaan,

howlgadaan lagu xoreeynayo deegaanada yar yar ee maleyshiyadka ugus ay dalka kaga sugan yihiin ayaa waxa ay si balaaran uga socda qeybo ka mid ah gobolada dalka,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip