Ogeysiis ka soo baxay Hey'adda nabad sugidda"Soo sheeg Shabaab si aad hanti u hesho"

0
Friday July 17, 2015 - 21:54:34 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis ka soo baxay Hey'adda nabad sugidda"Soo sheeg Shabaab si aad hanti u hesho"

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Waa horjoogaha ugu sareeya kooxda UGUS/Shabaab Axmed Diiriye

Hey’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA waxay ogeysiineysaa Shacabka Soomaaliyeed in qofkii soo sheega Horjoogayyasha Ama maleeshiyadka Shabaab in ay siin doonto abaal marin aad u weyn oo lacageed, Waxaa loogu magac daray mashruucaan AJAR RAADSO ADDUNNA QAADO.

Hadaba qof kasta soo sheega dadka halkan aad ka dhageysan doonto, ama kuwa kale oo shabaab u shaqeeya waxaad heli doontaa abaal marin lacageed oo tiro badan, Waxaadna la soo xiriiri karta Telefonada aad ka dhegeysan doontid linkiga Hoose.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip