Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay qeybo ka mid ah gobalka Hiiraan.

0
Wednesday December 01, 2021 - 18:42:29 in Wararka by
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay qeybo ka mid ah gobalka Hiiraan.

    Hawgalkan ay sida wadajirka isaga kashadeen Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM aya laga fuliyay degano magalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan,halkaasi oo lagu tuhunsanaa in ah nabadiidku falal amni daro ah ay ka sameeyaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hawgalkan ay sida wadajirka isaga kashadeen Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM aya laga fuliyay degano magalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan,halkaasi oo lagu tuhunsanaa in ah nabadiidku falal amni daro ah ay ka sameeyaan.
Saraakiiisha hogaamineysay howlgalka ayaa Idaacadda Ciidamada Qalabka sida u sheegay ,in looga gollahaa ,sugidda aminga degaanada hoosyimaada magaalada Beledweyne ee gobalka,xil dhawaan la filayo in in magaalada ay ka bilowdaan doorashooyinka golaha shacabka 

Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa si weyn u soo dhaweeyay  degaanada ay Ciidanku ay howlgalada ka sameeyeen,waxaana ay shacabku sheegeen in ay u ay baahi weyn loo qabay howlagaladan oo kale.


 Col. Xasan Jaamac oo ah Taliyaha qeybta afaraad ee Ciidanka AMISON iyo taliyaha guutada 5aad ciidanka xoogga dalka ,oo hogaaminayay howlgalka Ciidanka,ayaa tilmaamay in ay sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah Nabadiidka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip