Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay Shabeellaha hoose

0
Wednesday October 20, 2021 - 13:10:37 in Wararka by
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay Shabeellaha hoose

    Ciidanka Xoogga dalka oo ay wehlinayeen Ciidamada Maamulka degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa howlgallo isbaaro qaadis ah ka sameeyeen waddooyinka soo galaniyo kuwa ka baxa degmadaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga dalka oo ay wehlinayeen Ciidamada Maamulka degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa howlgallo isbaaro qaadis ah ka sameeyeen waddooyinka soo galaniyo kuwa ka baxa degmadaas.
Howlgalka oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn Ismaaciil Sheekh Abuukar,ayaa ka dhacay deegaanada Cali Gaad haakaaw,Ow Cusmaan iyo Raama-kuuloow iyo Wadada aada magaalada Baydhabo ee xarunta KMG  ee KGS.

Guddoomiyaha degmada Walanweyn Ismaaciil Sheekh Abuukar ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa inay ka hortagaan maleeshiyaad si dhuumaaleysi ah isbaarooyin u dhigta iyo kuwo hub sharci darro ah la soo gala degmada Walanweyn.


Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa waxaa uu dignijn u diray kuwa isbaarooyinka dhigta wadooyinka soo gala degmada walanweyn ayna tallaabo ka qaadi doonaan, isaga oo Shacabka uga mahad celiyay sida ay ula Shaqeeyaan Maamulka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip