Ra'iisul wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 12-ka Rabiicul Awal ee oo ku beegantahay Dhalashada Nabigeenna suubban ee Muxammad NNKH

0
Monday October 18, 2021 - 08:21:19 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 12-ka Rabiicul Awal ee oo ku beegantahay Dhalashada Nabigeenna suubban ee Muxammad NNKH

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyey munaasabadda 12-ka Rabiicul Awal ee Dhalashada Nabigeenna suubban ee Muxammad NNKH.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyey munaasabadda 12-ka Rabiicul Awal ee Dhalashada Nabigeenna suubban ee Muxammad NNKH.

"Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda 12-ka Rabiicul Awal ee Dhalashada Nabigeenna suubban ee Muxammad NNKH. Sanadka xiga iyo sanado kale oo badan Eebbe ha nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo horumar” ayuu yidhi Ra’iisul Wasaare mudane Maxamed Xuseen Rooble.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip