Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

0
Saturday October 16, 2021 - 19:23:46 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

    Kulan ay wada qaateen Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XF Avv.Xasan Xuseen Xaaji iyo danjiraha midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann ,waxaa ay uga wada hadleen Qorshaha horumarineed ee midowga Yurub ay ka wadaan Soomaaliya gaar ahaan Dib-u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan ay wada qaateen Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XF Avv.Xasan Xuseen Xaaji iyo danjiraha midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann ,waxaa ay uga wada hadleen Qorshaha horumarineed ee midowga Yurub ay ka wadaan Soomaaliya gaar ahaan Dib-u-dhiska Ciidanka XDS iyo iskaashiga la Xiriir dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
Wasiir ayaa warbixin guud ka siiyay dadaalada Dowladda Soomaaliya ee dib u dhiska Nabadiidka iyo la dagaalanka kooxaha Argagixisada ah,oo muhiimadda koowaad u leh dowladda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip