Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb

0
Tuesday October 12, 2021 - 23:36:26 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb

    Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa gelinkii dambe ee maanta gaarey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, xili uu jiro dhaq-dhaqaaq ciidamada qalabka sida ay ku sugayaan amaanka guud ee Galmudug, isla markaana ay h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa gelinkii dambe ee maanta gaarey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, xili uu jiro dhaq-dhaqaaq ciidamada qalabka sida ay ku sugayaan amaanka guud ee Galmudug, isla markaana ay hore u socdeen howlgallo argagaxisada ka dhan ah.

Taliye Odawaa oo ay wehliyaan Saraakiil ciidan ayaa lafilayaa in uu la kulmo Madaxwaynaha Galmudug iyo saraakiisha Talisyada kala duwan ee ku sugan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip