Horjooge Ka Tirsanaa Argagixisada Alshabaab Oo Isu Soo Dhiibay Ciidanka Xoogga dalka Somaliyeed

0
Tuesday August 31, 2021 - 07:20:03 in Wararka by Shillawe Xero Abdullahi
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge Ka Tirsanaa Argagixisada Alshabaab Oo Isu Soo Dhiibay Ciidanka Xoogga dalka Somaliyeed

    Horjoogihii Alshabaab u qaabilsanaa dhanka Caafimaadka Gobolka Galgaduud oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horjoogihii Alshabaab u qaabilsanaa dhanka Caafimaadka Gobolka Galgaduud oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Federaalka.
Cali Ibraahim oo mudo dheer Alshabaab u qaabilsanaa Caafimaadka Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Gorgor ee Galmudug ka howlgala kadib markii sida uu sheegay uu ku qanci waayay dhibaatada kooxdani ku heyso shacabka Soomaaliyeed.

Horjooge Cali  Ibraahim oo ka yimid Ceelbuur ayaa xalay saqdii dhexe iska soo dhiibey Deegaanada hoostaga Dhuusamareeb.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip