Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga XFS ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Turkiga

0
Monday August 30, 2021 - 09:20:30 in Wararka by
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga XFS ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Turkiga

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Senator Xasan Xuseen Xaaji ayaa safar hawlo shaqo ugu baxay dalka Turkiga wasiirka ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Ankara ku soo dhaweyay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Difaaca Turkiga iyo Safiirka D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Senator Xasan Xuseen Xaaji ayaa safar hawlo shaqo ugu baxay dalka Turkiga wasiirka ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Ankara ku soo dhaweyay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Difaaca Turkiga iyo Safiirka Dowlada Soomaaliya.

Xasan Xuseen Xaaji ayaa inta uu ku Suganyahay Turkiga kulamo la qaadan doonno Masuuliyiin ka tirsan dalkaas isagoo diiradda Saari doonno Xoojinta Xiriirka milatari ee ka dhexeeya labada dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip