Tababar sarre loogu qaadayo aqoonta oo loo furay shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhiga XFS.

0
Saturday June 19, 2021 - 18:50:01 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 313
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababar sarre loogu qaadayo aqoonta oo loo furay shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhiga XFS.

    gaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Maxamed Siciid Samatar oo uu Wehliyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Gaashaandhigga Cali Aadan, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Tababar Sare loogu qaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

gaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Maxamed Siciid Samatar oo uu Wehliyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Gaashaandhigga Cali Aadan, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Tababar Sare loogu qaadayo Xirfadda Hogaamineed iyo Wada-Shaqeynta Waaxyaha kala Duwan ee Wasaaradda.

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Cali Aadan oo kulanka ka hadlay ayaa tilmaamay in Shaqaalaha looga baahanyahay in ay ka Faa’iideystaanTababarkan , si dhawna ay u korjeegteen doonaan Muddada uu Socdo Tababarka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Maxamed Siciid Samatar oo daah-furay Tababarkan ayaa sheegay in ay ka go’antahay ka shaqeynta Sare u qaadidda Aqoonta iyo Tayeynta Shaqaalaha Wasaaaradda, Shaqaalahana looga baahanyahay in Si dhab ah looga faa’iideyto mudada Shanta maalmood ee uu Socdo Tababarkan ,Masuuliyadna ay iska saaraan Shaqaalaha Soo Xaadiridda Tababarka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip