Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Degaanka Janaale kudilay Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab.

0
Saturday June 12, 2021 - 20:33:55 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Degaanka Janaale kudilay Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab.

    Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed kafuliyeen degaano hoosyimaado degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoose kudileen maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab kadib markii ay kawarheleen in argagixisada ay ku dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed kafuliyeen degaano hoosyimaado degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoose kudileen maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab kadib markii ay kawarheleen in argagixisada ay ku dhuumaaleeysanayaan Tuulooyinka Busleey iyo Buulo Aluundi.

ciidanka xoogga dalka soomaaliyee ayaa Tuulooyinka Busleey iyo Buulo Aluundi kasameeyay howlgalo baaritaano ah oo lagu baadi goobayay maleeshiyaadka dhuumaaleeysanaya waxeeyna halkaasi kudileen 7- kamid ah maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab kuwaasi oo isku dayay inay dagaalamaan.

Saraakiisha guutada 14-ka oktoobar xoogga dalka soomaaliyeed ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegayin ujeedka howlgalka uu ahaa kahortaga dhagarta kooxda nabadiidka al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip