Wasiirka Difaaca dalka oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha ciidamada qalabka sida

0
Wednesday June 09, 2021 - 20:02:14 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Difaaca dalka oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha ciidamada qalabka sida

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadhaandhigga Mudane Xasan Maxamed Siciid Samatar Gacaliye ayaa waxay kulan la qaateen Guddoomiyaha Maxkamadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadhaandhigga Mudane Xasan Maxamed Siciid Samatar Gacaliye ayaa waxay kulan la qaateen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koobaad ee Ciidamada Qalabka Sida.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardar-galinta kiisaska horyaala Maxkamadda waxaana uu Wasiirka Gaashaandhigga xusay in ay ka shaqeyn doonaan tayeynta Shaqaalaha iyo howlwadeenada ka shaqeeya Garsoorka Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.

     




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip