RW Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiilada beesha Caalamka

0
Tuesday May 18, 2021 - 19:21:01 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiilada beesha Caalamka

    Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka iyaga oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka ee fooda inagu soo haya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka iyaga oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka ee fooda inagu soo haya,

Wakiiladda beesha caalamka ayey ra’iisul wasaaraha  ka wada hadleen u diyaar garowga Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran iyo taageerada beesha caalamka ee geeddi socodka doorashooyin dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip