Ciidanka kumaandooska xoogga dalka oo degaanka gamboole ee gobolka shabeelaha dhexe kudilay maleeshiyaad katirsan al-shabaab.

0
Monday April 12, 2021 - 16:23:58 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka kumaandooska xoogga dalka oo degaanka gamboole ee gobolka shabeelaha dhexe kudilay maleeshiyaad katirsan al-shabaab.

    Ururka 7aad ee Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab ayaa Saaka Howlgal Qorshaysan ka fuliyey Degaanka Gamboole oo qiyaastii 48km dhanka Waqooyi Galbeed kaga beegan Magaalada Jowhar Ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka 7aad ee Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab ayaa Saaka Howlgal Qorshaysan ka fuliyey Degaanka Gamboole oo qiyaastii 48km dhanka Waqooyi Galbeed kaga beegan Magaalada Jowhar Ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u Xaqiijiyey Ku Simaha Taliyaha Guutada 16 aad ee Ciidanka kumandooska Xoogga Dalka Danab Dhame Xasan Maxamed Cismaan ayaa sheegay in Hawlgalka lagu Dillay 15 Xubnood oo ka tirsan Malleshiyaadka Alshabaab, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Jabhada halka kuwo kalana lagu dhaawacay.

Ciidanka kumandooska danab ayaa sidoo kale Gacanta ku soo Dhigay Hub iyo Agab kale oo ay wateen Maleeshiyadka Alshabaab.
Bulshada ku Dhaqan Degaankan Gamboole ayaa Maleeshidka Alshabaab ku qabay dhibaato.


Hawgalkan ayaa qayb ka ah hawlgalada guud Ciidanka xoogga Dalka soomaaliyeed ku baacsanayaan Maleeshiyadka Argagixisada Alshabaab.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip