Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno horleh oo dhaca Koonfurta caasimada Galmudug "SAWIRRO"

0
Friday April 09, 2021 - 22:38:14 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno horleh oo dhaca Koonfurta caasimada Galmudug "SAWIRRO"

    Ciidanka xoogga dalka ayaa kusii dhawaanaya magaalada Ceel-laheley ee koofurta Gobolka Galgaduud oo saldhig muhiim ah u ahayd Argagixisada oo gebi ahaanba isaga cararay goobihii ay ka joogeen deegaankaas kadib markii ay ogaadeen in aysan u babac dhig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka ayaa kusii dhawaanaya magaalada Ceel-laheley ee koofurta Gobolka Galgaduud oo saldhig muhiim ah u ahayd Argagixisada oo gebi ahaanba isaga cararay goobihii ay ka joogeen deegaankaas kadib markii ay ogaadeen in aysan u babac dhigi karin awoodda ku soo wajahan Deegaannada ay ka joogaan Gobolka Galgaduud.

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo gaaray goobihii dhawaan ciidamada ay kala wareegeen dhagar qabayaasha Al-Shabaab ayaa u geeyay deeq raashin ah.



Xildhibaan Xaashi Daahir Diiriye oo ku hadlayay magaca Xildhibaannada Galmudug ayaa sheegay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirto u kuurgelidda xaaladda ay ku suganyihiin ciidamada iyo inay garabtaaganyihiin geesiyaasha u taagan inay cadowga ka xoreeyaan deegaannada Gobolka Galgaduud ku dhuumaaleysanaya.


"Maanta waxaan soo booqanay aagga hore ee ay ciidamada dagaalka kula jira Nabad diidka Khawaarijta, maanta waxaan joognaa Labi dulle oo shalay laga sifeeyay argagixisada, waan idin bogaadineynaa guulaha aad gaarteen”


               



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip