Dhagar-qabayaal Ugu Ka Tirsan Oo Lagu Dilay Jalalaqsi.

0
Monday July 06, 2015 - 19:32:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagar-qabayaal Ugu Ka Tirsan Oo Lagu Dilay Jalalaqsi.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wararka naga soo gaaraya Degmada Jalalqsi ee Gobalka Hiiraan ayaa ku soo waramaya in ciidamada Amaanka Ee Degmadaasi ay toogasho ku dileen Sadex ka tirsan Dhagaqabayaasha Ugus kadib markii ay isku dayeen weerar ay ku donayeen in ay ku qalqalgaliyaan Amaanka Degmadaasi.

Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Maxamuud Fiidoow  ayaa  sheegay  in Maleeshiyaad Hubeysan oo Ugus ka tirsan ay soo weearareen suuq ku yaalla dhinaca bari ee magaalada Jalalaqsi halkaasna ciidamada Amaanku ay ku toogteen sadex nin oo kooxda weerarka soo qaaday ka mid ahaa.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in hadda xaaladdu deggantahay ayna ku raadjoogaan halkii laga soo abaabulay isku daygaasi la rabay in amaanka magaalada lagu qal qal galiyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip