Ciidanka Xoogga Dalka oo Howgal Ku Dilay 10 Ka Tirsan maleeshiyaadka al shabaab

0
Friday February 05, 2021 - 17:20:49 in Wararka by
  • Visits: 384
  • (Rating 2.5/5 Stars) Total Votes: 22
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo Howgal Ku Dilay 10 Ka Tirsan maleeshiyaadka al shabaab

    Faahfaahino dheraad ah ayaa laga helaya howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 5aad ee qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faahfaahino dheraad ah ayaa laga helaya howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 5aad ee qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka

Howgalkan ayaa si gaara looga fuliyay deegaanka warmaxan oo hoos yimaada degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose

Weerar toos ah oo lagu ekeeyay maleshiyaad ka tirsan al shaabaab oo laga war helay in ay isku abaabulayaan agagaarka degaanka warmaxan ayaa lagu qarsaaiyay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac waxaana warar ay heshay idaacada ciidamada qalabka sida aay ogaatay in 9 ka tirsan argagixisada al shaabaab lagu qaarijiyay halka tobaneeyo kala ne lagu dhawaacay  howgalka

Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in ay arkeen meedadka nabadiidka ay la maadaama ciidanka xoogga dalka ay si baacsanayeen

Ciidanka xoogga dalka ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay muujinayay fajignaan dheeri ah iygaoo gacan ka helaya shacabka soomaaliyeed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip