Ciidanka xoogga dalka oo ka hortagay qorshe ay argagaxisadu ku qal qalin rabtay amaanka Dhuusamareeb.

0
Friday February 05, 2021 - 15:26:47 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo ka hortagay qorshe ay argagaxisadu ku qal qalin rabtay amaanka Dhuusamareeb.

    Ciidanka Xoogga dalka ayaa howgal qorsheysan oo ay caawa fuliyeen waxa ay nolosha kusoo qabteen Maleyshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo qorsheynayay in ay Hoobiyaal ku weeraraan magaalada Samareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howgal qorsheysan oo ay caawa fuliyeen waxa ay nolosha kusoo qabteen Maleyshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo qorsheynayay in ay Hoobiyaal ku weeraraan magaalada Samareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.

Wasiirka Amniga dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo Taliyeyaasha howlgalka hoggaaminayay ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in howlgalkaas lagu dilay 8 ka mida dhagar qabayaasha Al-shabaab sidoo kalana gacanta lagu dhigay Gaadiidkii, Hoobiyihii iyo Hub fudud oo ay u adeegsanayeen dhibaateynta shacabka Soomaaliyeed.

   




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip