Wasiirka Gaashaandhigga oo xariga ka jaray xafiiska ciidanka cirka Somalia

0
Wednesday July 01, 2015 - 19:41:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga oo xariga ka jaray xafiiska ciidanka cirka Somalia

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Munaasabadan lagu furayay xafiiska ciidanka cirka Soomaliyeed oo dib udhis lagu sameeyay ayaa lagu qabtay xarunta ciidamada cirka Afisyooni ee magaalada muqdisho waxaana ka qeyb galay munaasabada wasiirka wasaarada gaashaandhiga xukumada soomaliya iyo saraakiisha ciidamada.

Ugu horeen waxaa ka hadlay munaasabada taliyaha ciidanka cirka dable beylood maxamuud shiiq oo sheegay  in ay ciidanka cirka ku shaqeyn doonaan maanta kadib xafiiskan dib u dhiska lagu sameeyay waxa uuna u mahad caliya imaaraadka carabta oo gacan weyn ka geysatay dhismaha


xafiiska ciidan circka soomaliya

Maanata xafladaan  waxa ey ku saabsaneed Furitaanka xaaruntii aasaaska ciidanka circa oo dagaalada kuburburtray qeeb yar oo ka mid ah oo hada ladhisay oo cusub oo xaruntii ciidanka circa ah mudadii labada sana aheed oo la soo dhaafay waxaan ku shaqeeneenay guri kamid ah guryaha
saraakiisha  lkn maanta laga bilaabo waxuu ciidanka ku shaqeen nayaa xaruntiisa ciidanka circa”ayuu yiri.

Wasiirka wasaarada gaashaan dhiga xukumada Soomaliya C/qaadir Shiiq Cali Diini oo halkaasi ka hadlay ayaa ugu horeen hanbaliyo ku aadan 1 da luuliyo udiray shacabka Soomaliyeed  sidookalane kahadalay muhiimada ey ciidanka cirka soomaliya u leedahay in ey haleen xafiis looga
taliyo.

Waxaan u hanbaliyo udirayaa umada soomaaliyeed meel kasto ey joogaan intaas kadi marki ugu horeeso waa in uu taliskii jiiraa dakii  jiraa meelihii laxakumi laa jiraa  intaas hadii ey san jirin meel banaan hada waxba laguma maamuli karo waxuu runtii aad iyo aad u muujiyay in wax la buuri karo  waxna laqab karo hadii daacad loo yahay   qofka hadii uu dadaalo  waxa uu qabto mirahooda laguran karo”ayuu yiri wasiirka .

Mudooyinkii ugu dambeyeey taliska ciidanka circa ayaa dadaalo ugu
jirey dib u dhiska xaruumihii ciidanka si loogu qabto howlaha muhiimka
ah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip