Kulan looga hadlayay Amniga Baladweyne oo lagu qabtay Xarunta Gobolka Hiiraan''Sawirro''

0
Thursday December 24, 2020 - 19:34:59 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlayay Amniga Baladweyne oo lagu qabtay Xarunta Gobolka Hiiraan''Sawirro''

    Kulan looga hadlayey Amniga Degmada Baladweyne ayaa lagu qabtay Xarunta Gobolka Hiiraan waxaana kulanka ka qeyb galay Wasiirka Arimaha Gudaha XFS gen Muqtaar Xuseen Afrah,Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Yuusuf Hagar dabageed iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan looga hadlayey Amniga Degmada Baladweyne ayaa lagu qabtay Xarunta Gobolka Hiiraan waxaana kulanka ka qeyb galay Wasiirka Arimaha Gudaha XFS gen Muqtaar Xuseen Afrah,Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Yuusuf Hagar dabageed iyo Saraakiisha Booliska Xoogga Dalka iyo kuwa Amisom.

Saraakiisha kulanka ka qeyb gashay ayaa soo Bandhigay Qorshayaal Amni oo lagu xaqiijinayo degmada Baladweyne

Wasiirka Arimaha Gudaha XFS gen Muqtaar Xuseen Afrah oo kulanka ka hadlay ayaa ciidamada faray in ay ka hortagaan wax kasta oo Amni xumo keeni kara

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Yuusuf Hagar dabageed waxa uu shacabka baladweyne ka dalbaday in ay la shaqeyaan Ciidamada Amniga

 

 

 








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip