Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Katacsiyeeyay Dadkii Kudhintay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Gaalkacyo Kadhacay.

0
Friday December 18, 2020 - 19:21:07 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Katacsiyeeyay Dadkii Kudhintay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Gaalkacyo Kadhacay.

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyay saraakiisha, askarta iyo shacabkii ku dhintay falkii foosha xumaa ee ka dhacay galabta magaalada Gaalkacyo, kaasi oo u geystay naftii halige isku soo rakibay waxyaabaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyay saraakiisha, askarta iyo shacabkii ku dhintay falkii foosha xumaa ee ka dhacay galabta magaalada Gaalkacyo, kaasi oo u geystay naftii halige isku soo rakibay waxyaabaha qarxa.

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Alle uga baryay dhamaan dadkii ku dhintay qaraxaasi inuu naxariistiisa jano kawaraabiyo kuwa dhaawaca ahna uu caafimaad deg ah siiyo.

Wuxuu ahaa weerar argagixisada ay labeegsatay shacabka magaalada Gaalkacyo iyo Ciidamadda Qalabka Sida ee degaanada Galmudug kadifaacay dhagartooda.

Falkaasi foosha xun wuxuu muujinayaa dhagarta cadawaga iyo sida ay uga soo horjeedaan jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip