Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka OoDegmada Jamaame Ee Gobolka Jubada hoose kudilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Al-shabaab Katirsan.

0
Friday December 18, 2020 - 17:14:33 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka OoDegmada Jamaame Ee Gobolka Jubada hoose kudilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Al-shabaab Katirsan.

    Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab kafuliyeen degmada jamaame iyo nawaaxigeeda ayay kudileen horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab kafuliyeen degmada jamaame iyo nawaaxigeeda ayay kudileen horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab.

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa jamaame kudilay 13 maleeshiyaad ah iyo sadax kale oo horjoogayaal ah sidookale waxeey nolosha kuqabteen lix kale oo laba kamid ah ay yihiin horjoogayaal sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay Carab Dheeg Axmed wuxuuna intaasi kudaray inay dib kasoo sheegidoonaan wixii warbixino dheeraad ah iyo magacyada horjoogayaasha ladilay iyo kuwa nolosha lagu qabtay.

Taliyaha ayaa sheegay in sidookale ciidanka ay bur-buriyeen xarumo al-shabaab ay ku lahaayeen degmadaasi jamaame ee gobolka jubada hoose howlgalkana uu ahaa mid qorsheeysan oo lagu doonayo in lagu dhbaarjabiyo maleeshiyaadka al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip