Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka iyo saraaakiil kale oo gaaray degmada Wanlaweyn.

0
Tuesday December 15, 2020 - 22:54:59 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka iyo saraaakiil kale oo gaaray degmada Wanlaweyn.

    iyadoo dhawaan uu degmada walan-weyn ee gobolka shabeelaha hoose kormeer shaqo kutagay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa halkaasi gaaray Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka iyo saraakiil kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iyadoo dhawaan uu degmada walan-weyn ee gobolka shabeelaha hoose kormeer shaqo kutagay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa halkaasi gaaray Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka iyo saraakiil kale.

Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo saraakiisha lasocota ayaa hawlo nabadeed ka bilaabay degmadaasi wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo dhawaan ku dagaalameen beelo walaalo ah oo wada dega degmada.

Sidoo kale Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka somaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiisha kale oo u hogaaminaayo ayaa waxaa ay kulan la qaateen odoyaasha dhaqanka beelaha dirirto dhax martay ee wada dega degmada walanweyn, ayagoo ka wada hadlay sidii nabad iyo xasilooni waarta loogu heli dadka iyo deegaanka.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip