Ra'iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb "SAWIRRO"

0
Monday December 14, 2020 - 19:56:29 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb "SAWIRRO"

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Galmudug, Mas'uuli

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Galmudug, Mas'uuliyiin ka tirsan Galmudug, Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dadweyne aad u fara badan.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa socdaalka uu ku tegay Dhuusamareeb waxa ay qeyb ka tahay dadaallada dowladda ugu jirto xoojinta xiriirka dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka.

Wafdiga Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxa ay kulamo la qaadan doonaan Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Galmudug ku nool.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip