Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howgal Bur-burin ah Kasameeyay Degaanka Gendershe Ee Gobolka Shabeelaha hoose.

0
Thursday December 10, 2020 - 19:38:24 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howgal Bur-burin ah Kasameeyay Degaanka Gendershe Ee Gobolka Shabeelaha hoose.

    Howlgalkani oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka xoogga dalka kasameeyeen qaar kamid ah degaanada xeebta ee gobolka shabeelaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalkani oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidanka xoogga dalka kasameeyeen qaar kamid ah degaanada xeebta ee gobolka shabeelaha hoose.

Ujeedka howlgalka ayaa ahaa bur-burinta goobaha ay ku dhuuntaan maaleeshiyaadka al-shabaab ee kuyaala gobolka shabeelaha hoose ayay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor oo ay wehliyaan cutubyo kale oo katirsan ciidanka xoogga ayay kasameeyeen degaanka gendershe ee gobolkaasi shabeelaha hoose sida uu u sheegay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi.

Taliyaha ayaa intaasi kudaray in ciidanka xoogga dalka todobaadyadii ugu dambeeyay ay howlgalo lagu baacsanayo al-shabaab kawadeen gobolka shabeelaha hoose kuwaasi oo argagixisada lagu gaarsiiyay qasaare xoogan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip